Description & Overview Waa application aad ku kobcin karto aqoontaada iyo maskaxdaada, waxaan ku diyaarsan suaalo iyo mawduucyo kala duwan. Fadlan wixii talo iyo tusaalo ah nagala soo xidhiidh emailka hoose: info@kulmiss.com